WARAR
-
Xukuumada Jsl Oo Markii Uhoraysay Ka Hadashay Iscasilaadii Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland
HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada beeraha Somaliland Yurub Abiib ayaa ka hadashay iscasilaadii wasiirkii gaanshaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye oo dhawaan xilka katagay
Sidoo kale wasiir yurub ayaa ex wasiir cabdi...
Tuesday, January 16, 2024
-
Maxkamad Ku Taala Dalka Turkiga Oo Xukun ku Riday Wiil Uu Dhalay Madaxwaynaha Somaliya
ISTANBUL(W,N)-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta xukun labo sano ku riday wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaasi oo lagu Helay Danbi ah In uu shil gaadhi ku dilay Wiil darawal mooto Ahaa o...
Tuesday, January 16, 2024
-
Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Dib Uhelay Xoriyadiisa, Kana Warbixiyay Xadhigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada Beeraha Somaliland Axmed muumin seed ayaa dib uhelay xoriyadiisii laba cisho oo uu ku xidhnaa magaalada hargaysa kadib
Sidoo kale Siyaasi axmed Muumin ayaa ka warbixiyay sobobta keentay...
Tuesday, January 16, 2024
-
Wakiilka Dalka Ingiriiska UFadhiya Jsl Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Madaxa Xafiiska dawlada Ingiriiska Caasimada Hargaysa iyo Masuuliyin kale oo booqasho Tagay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL.
Weftigan waxa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiir ku...
Tuesday, January 16, 2024
-
XOG: Maxay Ku Kala Duwan Yihiin Soo Jeedinta Golaha Guurtida Iyo Nuqulada Uu Ansixyay Golaha Wakiiladu Ee labada Xeer Ee Doorashooyinka?
Maxay ku kala duwan yihiin soo jeedinta Golaha Guurtida iyo nuqulada uu ansixyay Golaha Wakiiladu ee labada xeer ee doorashooyinka khuseeya? Xog kooban:
Wax ka bedelka uu Golaha Guurtidu soo jeediyay iyo wax ka bedelka uu s...
Tuesday, January 16, 2024
-
Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay in Waddamada Darisku Sii Ogaayeen Heshiiska Somaliland
Addis Ababa (W,N)- La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisal-wasaaraha Ethiopia, Redwan Hussien, ayaa sheegay inay dalalka Gobolka Geeska Afrika sii ogaayeen heshiiska is-afgarad ee dhawaan dhexmaray madaxweynaha Somaliland iyo Ra...
Monday, January 15, 2024
-
Madaxwaynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Yuusuf Cilmi Ayaanle Oo Ku Geeriyooday Magaalada Adis Ababa!
TACSI MADAXWEYNE: 15/01/2024.
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa...
Monday, January 15, 2024
-
“Maraykanku Waa Inuu Somaliland Aqoonsadaa Daqiiqado Gudahood Marka Ay Ictiraafto Itoobiya”Micheal Rubin.
Khabiir Michael Rubin oo ah xeel dheere axadha siyaasadda iyo Ammaanka, ayaa ugu baaqay dalkiisa Maraykanka inuu Jamhuuriyadda Somaliland aqoonsado daqiiqado gudahood marka ay Itoobiya shaaciso ictiraafka Somaliland.
Micheal ...
Monday, January 15, 2024
-
Wariye Khadar Cabdi Cabdilaahi Oo Maanta Lagu Xidhay Magaalada Wajaale.
WAJAALE(W,N)-Ciidamada Booliska Ee magaalada wajaale ayaa maanta xabsiga Utaxaabay Wariye Khadar Cabdi Cabdilaahi oo katirsan Suxufiyiinta Reer Somaliland, kana hawlgala Tvga Badda Cas 24Tv. Oo uu uga soo warami jiray magaalada wa...
Monday, January 15, 2024
-
Madaxweynaha Jsl Oo Qaabilay Maayarka Iyo Kuxigeenka Degmada Burco Oo Maalintii Shalay Ku Biiray Xisbiga Kulmiye!
Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Maayarka cusub ee dhawaan loo doortay degmada Burco, Mudane Maxamed Xirsi Axmed Iyo maayar-ku-xigeenkiisa, Mudane ...
Monday, January 15, 2024
-
Siyaasi Cali Waran Cade Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Lidka Ku Ah Somaliland Ee Kasoo Yeedhaya Maamulka Somaliya
HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed warancade oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka hadlay sobobta maamulka somaliya saska uga qaadeen heshiiskii somaliland la gashay dawlada itoobiya isagoo banaanka keenay arimaha ku k...
Monday, January 15, 2024
-
Golaha Wakiilada Jsl Oo Diiday Xeerkii Guurtidu Waxka Badalka Kusoo Samaysa, Ansixiyayna, Xeerkii Isa saarka Ee Ay Hore Ay Guurtida Ugu Soo Gudbiyeen!
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii maanta cod ku meelmariyay xeerkii isasaarka doorashooyinka ee ay iyagu hore usoo curiyeen
Sidoo kale mudanayaasha Golaha wakiilada ayaa diiday in ay meel ...
Monday, January 15, 2024
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo War Kasoo Saaray Xadhiga Siyaasi Axmed Muumin Seed Iyo Arinta Loo Xidhay!
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray xadhiga wasiirkii Hore ee beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo caawa lagu xidhay magaalada hargaysa
Sidoo kale ciidanka booliska Somaliland ayaa sheegay in aan...
Sunday, January 14, 2024
-
Qoyska Suxufi Maxamed Ilig Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhigiisa, Sheegayna Cida Ka Danbaysa!
HARGAYSA(W,N)-Qoyska gudoomiyaha MMTV Maxamed cabdi sheikh “Ilig” oo maalintii 9aad ku xidhan magaalada hargaysa ayaa si kulul uga hadlay xadhiga ay xukuumadu kula kacday Maxamed Ilig iyo cida ka danbaysa qorshaha lagu xidhay
...
Sunday, January 14, 2024
-
Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Oo Haayada Sirdoonka Jsl Ku Amartay In Kiiska Gudoomiyaha MMTV Ay Ku Wareejiyaan Ciidanka Booliska
HARGAYSA(W,N)-Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ahna Madaxa xafiiska Xeer ilaalinta Gobolka Maroodijeex, Cabdiraxmaan Iid Maxamed, ayaa ku Amray Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka ee Somaliland in uu Kiiska Guddoomiyaha MM-TV ku Waree...
Sunday, January 14, 2024
-
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Xil Maxamed Abiib
HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdikariim Maxamed dheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay xildhibaan maxamed abiib oo isagu masuuliyiinta wasaarad...
Sunday, January 14, 2024
-
Xukuumada Somaliland Xabsiga Utaxaabtay Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab Iyo Ururka Solja Oo War Kasoo Saartay Xadhigiisa!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabtay Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab oo ka hawlgala Tvga Universal kana mid ah hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.
Majro wax war ah oo laamaha amaan...
Sunday, January 14, 2024
-
“Maxkamad Milatari In Suxufiyiin Iyo Dad Kale Oo Shacab Ah La Geeyaa, Waa Arrin Gef Ku Ah Dastuurka”Xil. Maxamed Abiib.
“Maxkamad Milatari In Suxufiyiin Iyo Dad Kale Oo Shacab Ah La Geeyaa, Waa Arrin Gef Ku Ah Dastuurka Iyo Xeerarka Kale Ee Dalka” Xil. Maxamed Abiib.
Sidoo kale waxa ay ka soo hor jeeddaa nidaamkii siyaasadeed ee ay ummad...
Saturday, January 13, 2024
-
Warbaahinta Carabta Oo Siwayn Wax Uga Qortay Qadiyada Madaxbaaninada Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah warbaahinta ugu afka dheer ee kazoo baxa dalalka carabta ayaa siwayn utaageeray qadiyada madaxbaaninada Somaliland iyo heshiiskii ay dhawaan la gashay dawlada itoobiya.
Sidoo kale warbaahinta carabta ...
Saturday, January 13, 2024
-
SHIRKADA SAGAL JET IYO QAABKII AY U ABAALMARISAY SHAQAALEHEEDII UGU WANAAGSANAA SANADKA
HARGAYSA(W,N)-Shirkada sagal jet oo habeenkii xalay magaalada hargaysa ku qabatay munaasibada 17aad guuradii aas aaska shirkada ayaa waxay abaalmarino qaaliya gudoonsiisay shaqaalihii ugu wanaagsnaa sanad ee shirkada iyo shakhsiya...
Saturday, January 13, 2024
-
Hal Qof Ayaa Ku Dhaawacmay Dhisme Ku soo Dumay Xaafada Isha Boorama Ee Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Dabdemiska magaalada Hargeysa ayaa maanta ka hawlgalay una gurmaday Nin uu ku soo dumay dhisme uu ka shaqaynayay.
Ciidamada Dabdemiska ayaa si degdeg ah goobtaa u gaadhay, una fidiyay gargaar degdeg a...
Saturday, January 13, 2024
-
Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Odoroska Miisaaniyada Qaranka Jsl Ee 2024 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin ka Bixiyay!
HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta lagu horkeenay Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2024
Sidoo kale wasiirka wasaarada maaliyada Dr sacad Cali Shire ayaa faah faahin ka bixiyay cadadka ay...
Saturday, January 13, 2024
-
Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalada Kasoo Yeedhaya Somaliya,Sheegayna In Aanay Waxba Yeeli Karin Somaliland.
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Dr ciise kayd ayaa jawaab ka bixiyay hadalo maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhayay maamulka somaliya kuwaasi oo ay ku dhaleecaynayeen heshiiska Somaliland iyo itoobiya wada ...
Saturday, January 13, 2024
-
Munaasibada Sanad Guuradii 17Aad Ee Aas Aaska Shirkada Sagal Jet Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay Aas Aaska Shirkada Sagal Jet Ee 17aad ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, asxaabta xisbiyada iyo ururada siyaasa...
Friday, January 12, 2024
-
Jabuuti Oo Shir Deg Deg In Ay Iskugu Yimaadaan Ugu Baaqday Madaxda Urur Goboleedka Igad Iyo Arimaha lagaga hadli doono!
JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti ayaa in ay shir degdeg ah iskugu yimaadaan Ugu Baaqday dalala ku jira urur goboleedka igad kaasi oo lagaga arinsan doono xaaladaha siyaasadeed ee kusoo kordhay Geeska Africa.
Shirkan ay k...
Friday, January 12, 2024
-
“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Si Buuxda Gacanta Ugu Hayaan, Ammaanka 850km Oo Gacanka Cadmeed Ka Tirsan”Wasiirka Warfaafinta Jsl
"Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si buuxda gacanta ugu hayaan ammaanka 850km oo Gacanka Cadmeed ka tirsan. Ciidankeennu waxa ay ilaaliyaan ganacsiga caalamiga ah, waligeedna kama dhicin falal budhcad-badeed ah.
...
Friday, January 12, 2024
-
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kazoo Yeedhay Culimada Muqdisho.
HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay mayaan ay soo saareen culimada magaalada muqdisho ee somaliya kuwaasi oo ka hadlay heshiiska Somaliland iyo itoobiya isagoo sheegay in...
Friday, January 12, 2024
-
Warbaahinta The Economist Oo Warbixin Ka Qortay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya + Muhiimada Uu Labada Dal Uleeyahay!
UK(W,N)-Wargayska The Economist oo kazoo baxa dalka Ingiriiska ayaa warbixin qotodheer ka qoray heshiiskii isfaham ee ay kala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya Isagoo tilmaamay faa,iidooyinka uu u leeyahay labada Dhinac
HALKAN...
Thursday, January 11, 2024
-
Golaha Guurtida Oo Golaha Wakiilada Ku Wareejiyay Xeerkii Ay Ansixiyeen Ee Isa Saarka Doorashooyinka Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland cabdinaasir Beegsi ayaa si rasmi ah golaha wakiilada ugu gudbiyay xeerkii isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ee ay dhawaan ansixiyeen kaasi ooh ore uu usoo meelmari...
Thursday, January 11, 2024
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Bandhigay Heshiis Si Qorsoodiya Ay Maamulka Somaliya Ula Galeen Itoobiya!
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha Somaliland maxamed kaahin Axmed ayaa ka hadlay heshiiskii ay dhawaan kala sexeexdeen Somaliland iyo Itoobiya Iyo Sida maamulka somaliya uga qaylinayaan
Sidoo kale wasiirka arimaha...
Thursday, January 11, 2024
-
Maamulka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal Oo Amaro Culus Kasoo Saaray Abniga,
BOORAMA(W,N)-Maamulka gobolka awdal oo ay weheliyaan madaxdhaqameedka iyo ganacsatada gobolku ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyagoo sheegay in aanay cidi banana baxyo abniga wax lagu yeelayo aanay ka samayn Karin gobolka.
...
Wednesday, January 10, 2024
-
Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shir Kaga Qaybgalay Magaalada Jidah Ee Dalka Sucuudiga!
JIDAH(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sh.Maxamed Xaaji Aadan Cilmi ayaa Magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga kaga qayb galay shirka mu’tamarka khidmadda Xajka oo sanad kasta ay Qabato Wasaaradda Xajk...
Wednesday, January 10, 2024
-
Amb Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Heshiiska Somaliland & Itoobiya Iyo Xogaha Uu Bulshada u Iftiimiyay!
HARGAYSA(W,N)-Safiirkii hore ee somaliland ufadhi jiray dalka emaraadka amb baashe cawil xaaji cumar ayaa ka hadlay heshiiska isfaham ee ay dhawaan kala sexeexdeen dalalka somaliland iyo itoobiya iyo muhiimada uu labada dal uleeya...
Wednesday, January 10, 2024
-
Kulan Lagu Falanqaynayo Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya Oo Lagu Qabtay Maktabada Magaalada Gabiley.
GABILEY(W,N)-Kulan la falanqaynayo muhiimada uu sommaliland uleeyahay heshiiska isfaham ee dhawaan magaalada adis ababa ay ku kala sexeexdeen madaxwaynaha jsl iyo raysalwasaaraha itoobiya ayaa habeenkii xalay lagu qabtay maktabada...
Wednesday, January 10, 2024
-
Faah Faahin Dheeraada Oo Kasoo Baxaysa Dagaal Saaka Ka Dhacay Duleedka Magaalada Laascanood Iyo Khasaaraha Uu Sobobay!
LAASCANOOD(W,N)-Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saaka ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeyay ciidamo ka wada tirsan maleeshiyaadka Khaatuma.
Dagaalka aoo ahaa mid ...
Wednesday, January 10, 2024
-
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
HARGAYSA(W,N)-Hoggaanka HawlGelinta Ciidanka Qaranka JSL S/Guuto Abdi Abdilahi Xasan iyo Saraakiil uu Hogaaminayo ayaa garoonka diyaaradaha Ee Caasimada hargaysa ku soo dhaweeyay wafdigii Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL ee hawlaha s...
Tuesday, January 9, 2024
-
Gorsoorka Somaliland Oo Xukun Ku Riday Saraal Katirsanaa Sirdoonka Somaliya Oo Dhawaan Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
HARGAYSA(W,N)-Haayada Garsoorka Somaliland ayaa Xukun Sanad Iyo Badh Ah ku Riday cabdiraxmaan jaamac kulmiye oo xilka wasiirul dawle kazoo qabtay maamul goboleedka Punthland kaasi oo hada katirsanaa haayada sirdoonka somaliya ee N...
Tuesday, January 9, 2024
-
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Qaarkamid Ah Dugsiyada Hoose Ee Caasimada Hargaysa
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Dr Axmed Aadan Buuxane oo ay weheliyaan Maayirka caasimada hargaysa qaar kamida Agaasime waaxeedada wasaaradda waxbarasahda ayaa kormeer ku tagay dugsiyada hoose dhexe ee...
Tuesday, January 9, 2024
-
Dawlada Somaliland Oo Digniin Ka Dhan Ah Hagar Daamada Maamulka Somaliya Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Nool Magaalada Muqdisho!
HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa jawaab ka bixisay xadgudubyada iyo cago julayn ay maamulka somaliya ku hayaan muwaadiniinta reer Somaliland eek u nool magaalada muqdisho kuwaasi oo maalmihii ugu danbeeyay ay si gaar ubarti...
Tuesday, January 9, 2024
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Ka Hadlay Xeerka Isa Saarka Doorashooyinka Ee Ay Ansixiyeen Golaha Guurtida Jsl.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid ahaa uraradii kazoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ayaa kahadlay mawqifka ururkiisa ee ansixinta xeer...
Tuesday, January 9, 2024
« Previous Page — Next Page »
|
|