|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Kazoo Yeedhay Culimada Muqdisho.
January 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo kamid ah culimada Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay mayaan ay soo saareen culimada magaalada muqdisho ee somaliya kuwaasi oo ka hadlay heshiiska Somaliland iyo itoobiya isagoo sheegay in bayaanka culimadani aanu ku dhisnayd cilmi diineed balse uu ahaa mid Siyaasad ah Sidoo kale sheikh cabdiraxman dheere ayaa culimadaasi ugu baaqay in ay ka waantoobaan in ay diinta u adeegsadan sifo aanu jidayn islaamku. Related posts:Ciidamada Maraykanka Oo Sheegay Inay Duqaymo Ay Ka Fuliyeen Gudaha Somaliya Ku Dileen 27 Kartirsan K... Diwaangalinta Codbixiyaha Oo SI Rasmiya Gabiley uga Furmay + MAamulka Gobolka iyo Wasiiro Ka Socday ... DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Nuuradiin Oo Abaalmarino Qaaliya Gudoonsiiyey Ardeydii Kaalmaha Hore Gash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|