|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibada Sanad Guuradii 17Aad Ee Aas Aaska Shirkada Sagal Jet Oo Caawa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa!
January 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay Aas Aaska Shirkada Sagal Jet Ee 17aad ayaa caawa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen masuuliyiin xukuumada katirsan, asxaabta xisbiyada iyo ururada siyaasada qaarkood iyo masuuliyiin kale Sidoo kale munaasibadan shirkada sagal jet ayaa abaal marino lagu gudoonsiiyay shaqaalihii ugu wanaagsanaa shirkada sanadkii 2023 Dhanka kale shakhsiyaad kale ayaa maamulka shirkada Sagal Jet ay gudoonsiiyay Abaalmarino ay ku mutaysteen dadaalo arimaha bulshada ah oo ay sameeyeen, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shir Jaraaid Oo Laga Hadlaayey Bedelkii Lacagta Gobolka Sanaag Ayaa Lagu Qabtay Hoolka Dowlada Hoose... Deg-Deg-Daawo: Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Daawo:Cisbitaal Wayn Oo Laga Dhagax Dhigay Magaalada Arabsiyo Iyo Ganacsato Gacan Wayn Ka Gaysatay COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|