|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo La Horkeenay Odoroska Miisaaniyada Qaranka Jsl Ee 2024 Iyo Wasiir Sacad Oo Faah Faahin ka Bixiyay!
January 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta lagu horkeenay Odoroska Miisaaniyada qaranka ee 2024 Sidoo kale wasiirka wasaarada maaliyada Dr sacad Cali Shire ayaa faah faahin ka bixiyay cadadka ay ka kooban tahay iyo caqabadaha sanadkan ku yimid odorashada miisaaniyada jsl oo uu sheegay in ay saameeyeen xaaladaha colaadeed ee dunida ka taagan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:War Deg Deg Ah; Natiijada Hordhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Hada Lagu Dhawaaqay Iyo Sida Ay... Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhexgalay Cabdiwali Gaas iyo Camay iyo Wasiir Iscasilay+Sababta Khilaafka DAAWO: Xukuumada & Xisbiga Kulmiye oo Ka Hadlay Heshiiskii Axsaabta Siyaasadda.Sheegayna In Aanay Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|