HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah warbaahinta ugu afka dheer ee kazoo baxa dalalka carabta ayaa siwayn utaageeray qadiyada madaxbaaninada Somaliland iyo heshiiskii ay dhawaan la gashay dawlada itoobiya.
Sidoo kale warbaahinta carabta ayaa ka waramay kala duwanaanshaha Somaliland iyo somaliya iyo sidii ay xoriyada ukala qaateen.