|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Xil Maxamed Abiib
January 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdikariim Maxamed dheere oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalkii maalintii shalay kazoo yeedhay xildhibaan maxamed abiib oo isagu masuuliyiinta wasaarada maaliyada ku sheegay in ay yihiin reer kaliya Sidoo kale Xildhibaan Cabdikariim ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhigiisa maxamed abiib isagoo ugu baaqay in uu bulshada kala xishooda hadalada deelqaafka ah ee uu caadaystay.
Related posts:DAAWO;-Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Magaalada Laascanood Ka Anbabixiyay Gudi Nabadayn Ah Oo Ubaxay... Magaalada Hargaysa Oo Markii Uhoraysay Laga Furay Tukaanka MODAREK MDK Oo Dalka Keenay Cadarada Orag... Daawo:Shir Lagu Lafa Guray Sidii Somaliland Aqoonsi Uga Heli Lahayd Dunida Caalamka Oo Lagu Qabtay M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|