HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray baaq kazoo yeedhay dhalinyarada xisbiga waddani oo maalinta jimcaha ku balamay in ay iskugu soo baxaan kulan loogu baroor diiqayo dhalinyaradii ku geeriyooday mudo haraadadii ay xisbiyada mucaaridku dhigeen sanad ka hor.
Ciidamada booliska ayaa sheegay in aan la qaban Karin wax isku soo bax ah islamarkaana uu sharci daro yayay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;