HARGAYSA(W,N)-War Qoraal ah oo kazoo Baxay Taliska ciidamada booliska Somaliland ayay kaga hadleen xadhiga ay kula kaceen qaarkamid ah musharixiinta xisbiyada mucaaridka ka sharaxan iyo eedaha ay ku haystaan
Sidoo kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay in ay ku daba jiraan xubno musharixiin ah oo ay shaaciyeen magacyadooda kuwaasi oo qaarkood ay ku eedaysan yihiin in ay samaysteen shahaadooyin been abuur ah wallow aanay ahayn haayadii ku shaqada lahayd hubinta shahaadooyinka musharixiinta utartamaya golayaasha deegaanka iyo baarlamaanka Somaliland
Dhanka kale taliska ciidanka booliska ayaa sheegay xadhiga musharixinta in ay umareen sifo sharci ah.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;