MUQDISHO(W,N) Barnaamijka galka baadhista ee Idaacada VOA ayaa warbixin ay ka diyaarisay xogaha laga helayo qaraxii magaalada muqdhiso ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow Iyo cida fulintiisa lala xidhiidhinayo kuwaasi oo lagu sheegay laba dumar ah oo xafiiska dawlada hoose ka shaqaynayay
Halkan Kaga Bogo Warbixinta Galka Baadhista Oo Faah Faahsan;
https://youtu.be/NOHkjc_2sic