|
|||||
WAJAALE NEWS
Galka Baadhista;-Warbixin Daboolka Ka Qaaday Magacyada Dadka La Xidhiidhinayo Qaraxii Uu Ku Geeriyooday Eng Yariisow!
August 9, 2019 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N) Barnaamijka galka baadhista ee Idaacada VOA ayaa warbixin ay ka diyaarisay xogaha laga helayo qaraxii magaalada muqdhiso ee lagu dilay gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow Iyo cida fulintiisa lala xidhiidhinayo kuwaasi oo lagu sheegay laba dumar ah oo xafiiska dawlada hoose ka shaqaynayay Halkan Kaga Bogo Warbixinta Galka Baadhista Oo Faah Faahsan; https://youtu.be/NOHkjc_2sic Related posts:Wasiiru-dawlaha Ingiriiska u Qaabilsan Afrika Oo Wax laga Weydiiyay Xidhiidhka Somaliland Iyo Dalkii... “Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo”... DAAWO;Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Kusoo Laabtay Kana Hadlay Xaalada Dalka iyo Dhacdooyi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|