WAJAALE NEWS

Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada.

HARGAYSA(W,N)-Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay ku lamaan tahay in ay doonayaan in la lunsado dhul laga jarayo wadada

Sidoo kale maayarkii hore ee degmada wajaale ayaa wasaarada hawlaha guud ku eedeeyay in ay iyadu qayb ka tahay dhulka la musuq maasuqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version