WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada!

HARGAYSA(W,N)-Kulankii labaad ee madaxwaynaha jsl iyo hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo Ucid ayaa maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha golaha guurtida oo isagu lahaa isku soo dhawaynta xukuumada iyo mucaaridka horena isku soo horfadhiiyay

Dhanka kale kulankan ayaa lagaga wada hadlay khilaaf udhexeeya labada dhinac ee qobsoomida doorashada madaxtooyada iyo ka ururada siyaasada kulan danbe ayaa loo balamay in maalinta bari ay iskugu soo noqdaan.

 

 

Exit mobile version