|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo kasoo Horjeestay Banaan Bax Ay Sheegeen In Mucaaridku Ku Baaqay
August 10, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliska ciidamada booliska Somaliland ayaa war kazoo saaray baaq kazoo yeedhay dhalinyarada xisbiga waddani oo maalinta jimcaha ku balamay in ay iskugu soo baxaan kulan loogu baroor diiqayo dhalinyaradii ku geeriyooday mudo haraadadii ay xisbiyada mucaaridku dhigeen sanad ka hor. Ciidamada booliska ayaa sheegay in aan la qaban Karin wax isku soo bax ah islamarkaana uu sharci daro yayay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:“Ictiraaf Raadin Yaynaan Wakhtiga Iskaga Lumin Ee Waa In Beesha Caalamka U Soo Bandhigno Dhibtii Som... WAR DEG DEG AH- Doonyo Ay Saarnaayeen Tahriibayaal U Badan Soomaali oo 24 Saacadood Ku Xanibnaa Badd... Agaasimaha G, Ee Wasaarada Caafimaadka Oo Ka indho-qarsaday Xuquuqda Shaqaalle u Soo Dhabar Adaygay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|