WAJAALE NEWS

Xil. Maxamed Abiib Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Bulshadu Tabi Doonto Kaalintii Run Sheegnimada Ahayd Ee Sh, Aadansiiro!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sharci jabinta madaxwayne biixi

Sidoo kale xildhibaan maxamed Abiib ayaa ka hadlay geerida sheikh aadansiiro oo uu sheegay in bulshada Somaliland siwayn utabi doono,caawintii danyarta,uhadalkii bulshada tabaalaysan iyo dhamaan sifooyinkii ugaarka oo uu sheegay in aan la helaynin shacabkuna uu tabi doono,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version