WAJAALE NEWS

Daawo: Boqortooyada Sucuudiga Oo 40-Kun Ciidamada Rabshadaha Iyo Argagixisada La Dagaalama U Diyaarisay Xajka

Riyadh(Wajaale News):- Dawlada Boqortooyada Sucuudi Arabia oo iyadu si wayn isaga xil saarta, ammaanka iyo adeegyada kala duwan ee dhulka barakaysan gaar ahaan, labada xaramayn ee barakaysan, ayaa sanadkan diyaarisay in ka badan afartan kun oo ah ciidamada sida gaarka ah ugu tababaran, la dagaalanka rabshadaha iyo argagixisada
Ciidamadan oo si adag loo tababaray waxa kale oo lagu hubeeyay saanad milatari oo
aad u saraysa, kuwaas oo diyaarado iyo gaadiidka gaashaaman u badan, waxaanad Hadhwanaagnews.com, ka daawan kartaan muuqaalkii ugu danbeeyay ee diyaar garowgooda.

Halkan Ka Daawo

http://youtu.be/ZX_lhD2NlIg

 

 

Wajaale News
Hargeysa Office
Info wajalenews@gmail.com

Exit mobile version