|
|||||
WAJAALE NEWS
Xil. Maxamed Abiib Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Bulshadu Tabi Doonto Kaalintii Run Sheegnimada Ahayd Ee Sh, Aadansiiro!
July 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sharci jabinta madaxwayne biixi Sidoo kale xildhibaan maxamed Abiib ayaa ka hadlay geerida sheikh aadansiiro oo uu sheegay in bulshada Somaliland siwayn utabi doono,caawintii danyarta,uhadalkii bulshada tabaalaysan iyo dhamaan sifooyinkii ugaarka oo uu sheegay in aan la helaynin shacabkuna uu tabi doono, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo War-Dega Dega:Maamulka Degmada Togwajaale Iyo Kan Gobolka Oo Si Wada Jir ah Uga Hadlay Ciidank... Xafiiska Xeer Ilaalinta Gobolka Maroodi Jeex Oo Haayada Sirdoonka Jsl Ku Amartay In Kiiska Gudoomiya... “Diblumaasiyadda Cusubi Wax kasta Jawaab Umay Haynin, Laakiin Waxa ay Noqotay Taayir Gaadhsiiyey Isb... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|