WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Eng Axmed Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Loolanka Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng  Axmed tima jilic oo katirsan mudanayaasha kazoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay halka uu marayo loolanka loogu jiro hanashada shir gudoonka golaha ee isbahaysiga mucaaridka iyo xisbiga xukuumada

Sidoo kale eng axmed ayaa sheegay in ay ka go,an tahay in ay gudoomiyaha golaha udoortaan cabdirasaaq khilaaf oo uu sheegay in uu hada haysto aqlabiyada golaha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version