|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Eng Axmed Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Loolanka Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!
July 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Eng Axmed tima jilic oo katirsan mudanayaasha kazoo baxay xisbiga wadani gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay halka uu marayo loolanka loogu jiro hanashada shir gudoonka golaha ee isbahaysiga mucaaridka iyo xisbiga xukuumada Sidoo kale eng axmed ayaa sheegay in ay ka go,an tahay in ay gudoomiyaha golaha udoortaan cabdirasaaq khilaaf oo uu sheegay in uu hada haysto aqlabiyada golaha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Maamulka Dawlada Hoose Degmada Gabiley oo Ka Hadlay Jid laamaya Oo Casriya lagana Hirgalyay B... Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Taageerayaasha Xisbiga Ee Gobolka Awdal Iyo Arimaha Ay K... Daawo:Masuulkii Labaad Oo Baafinaya Madaxwaynihii Magacaabay Iyo Mudo Dheer Oo Uu Sheegay In Aanay I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|