Daawo:Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilwday Barnaamij La Magac Baxay La Tashiga Dadwaynaha
Hargaysa(WN)Mayarka caasimada Hargaysa C/raxmaan Solelco ayaa magaalada Hargaysa ka daah furay barnaamij la magac baxay La Kulanka dadwaynaha iyo Hiigsiga Horumarka caasimada Hargaysa.
Masuuliyiintan dawlada hoose ayaa kulnkoogii u horeeyay la yeeshay dadwaynaha degmoouinka gacan Libaax iyo Axmed Macalin Haaruun
Halkan Ka Daawo Muuuqaalka Warkan: