Daawo:Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilwday Barnaamij La Magac Baxay La Tashiga Dadwaynaha | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo:Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilwday Barnaamij La Magac Baxay La Tashiga Dadwaynaha
August 30, 2019 - Written by Editor:

Daawo:Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Bilwday Barnaamij La Magac Baxay La Tashiga Dadwaynaha

Hargaysa(WN)Mayarka caasimada Hargaysa C/raxmaan Solelco ayaa magaalada Hargaysa ka daah furay barnaamij la magac baxay La Kulanka dadwaynaha iyo Hiigsiga Horumarka caasimada Hargaysa.

Masuuliyiintan dawlada hoose ayaa kulnkoogii u horeeyay la yeeshay dadwaynaha degmoouinka gacan Libaax  iyo Axmed Macalin Haaruun

Halkan Ka Daawo Muuuqaalka Warkan:

COMMENTS
LINKS