WAJAALE NEWS

Prof-Cabdisalaan Yaasiin Oo Fariin U Diray Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland

Hargaysa(W,N)-Prof” Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ahaa Aas Aasayaashii Ururkii SNM ayaa waxaa uu ka hadlay Doorashooyinkii dhawaan ka dhacay dalka,Sidoo kale waxaa uu ku booriyay Madaxwaynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi in uu soo dhiso Gole Wasiiro oo ka tirayar  kuwii hore.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version