WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay xeerkii madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha guurtida, go,aankii ay madaxdhaqameedka beeshiisu ku xaliyeen khilaafkii doorashada ee dalka

Sidoo kale Gudoomiye xinif ayaa sheegay in masuuliyada wareejinta hawada Somaliland uu lahaa maxamuud xaash islamarkaana ay isaga dul taalo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version