|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Lalayeeshay Waraysi Xasaasiya Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay.
January 31, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay xeerkii madaxwaynuhu kusoo celiyay golaha guurtida, go,aankii ay madaxdhaqameedka beeshiisu ku xaliyeen khilaafkii doorashada ee dalka Sidoo kale Gudoomiye xinif ayaa sheegay in masuuliyada wareejinta hawada Somaliland uu lahaa maxamuud xaash islamarkaana ay isaga dul taalo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|