WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midowga Yurub

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Wafti balaadhan oo ka socday Midowga Yurub, waxana Ujeedada kulankan ka warbixyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Misses Attana oo iyadu hogaaminaysay Waftigan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version