Hargeysa (W,N):- Gudidii soo gashay heshiiska Dekeda Berbera ayaa saaka waxa la hor keenay Golaha Wakiilada, Waxaana Sidoo kale markii ay Gudidaasi ay hor yimaadeen Golaha waxaa ka dhashay Buuq iyadoo ay Xildhibaanadii golaha ka soo xaadiray ay ka dareereen kadib markii loo ddiiday in ay Su,aalo waydiiyaan Gudidii soo gashay heshiiska Dekeda Berbera.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka