Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midowga Yurub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socda Midowga Yurub
April 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta waxa uu kulan la qaatay Wafti balaadhan oo ka socday Midowga Yurub, waxana Ujeedada kulankan ka warbixyay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Misses Attana oo iyadu hogaaminaysay Waftigan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS