Hargeysa-(W,N)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa maanta agab caafimaad kala wareegay safiirka dalka Taiwan ku leeyahay Somaliland Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mid ah madaxda safaraadaasi.