WAJAALE NEWS

War Deg Deg ah;Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Badda Magaalada Berbera + Magaciisa!

BERBERA(W,N) Wiil dhalinyaro ah oo kamid ahaa dadkii dalxiiska uyimid bada magaalada berbera ayaa galabta ku geeriyooday kadib markii ay liqday badu, wiilkan ayaa sida ay sheegeen bahda caafimaadka ee gobolka saaxil ayaa ka yimid gobolka Togdheer.

Marxuumka ayaa Alle ha,Unaxariistee waxaa lagu magacaabi jiray Ibraahim.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/OOs1eDxoUoo

Exit mobile version