WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Xulka Gobolka Maroodi Jeex, Kuna Wareejiyay Qalab Ciyaareed.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud caydiid ayaa hadhimo sharafeed lagu dhiirigalinayo usameeyay xulka gobolka maroodi jeex Uga qaybgalaya tartanka gobolada somailand oo maanta ka furmay magaalada hargaysa.

Waxaana hadhimo sharafeedkan ka hadlay badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xubno kale.

Sidoo kale maayarka caasimada ayaa kelmado dhiiri galin ah ujeediyay xulka gobolka maroodi jeex.

Dhanka kale maayarka caasimada ayaa xulka gobolka maroodi jeex ku wareejiyay qalabka ciyaaraha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version