|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hadhimo Sharafeed Usameeyay Xulka Gobolka Maroodi Jeex, Kuna Wareejiyay Qalab Ciyaareed.
October 28, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan maxamuud caydiid ayaa hadhimo sharafeed lagu dhiirigalinayo usameeyay xulka gobolka maroodi jeex Uga qaybgalaya tartanka gobolada somailand oo maanta ka furmay magaalada hargaysa. Waxaana hadhimo sharafeedkan ka hadlay badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xubno kale. Sidoo kale maayarka caasimada ayaa kelmado dhiiri galin ah ujeediyay xulka gobolka maroodi jeex. Dhanka kale maayarka caasimada ayaa xulka gobolka maroodi jeex ku wareejiyay qalabka ciyaaraha HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Cabdiraxman (Ciro) Ayaa Ka Hadlay kulanka Ay Wada... War Deg Dega Daawo: Safiir Baashe Cawil Oo Ka Hadlay Ujeedada Shirkad Ay Kaga Dhawaaqeen Emaaraadka DAAWO;-Bulshada Magaalada Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Wasiir Cabdilaah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|