|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bulshada Magaalada Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Duray Gobolnimada Gabiley.
July 11, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka oo munaasibad ka hadlayay uu sicad usheegay in gabiley aanay leegay xataa xaafad kamid ah hargaysa waxqabadka maamulkuna uu yahay mid dhinaca facebookga uu an balse ay sanadihii ugu danbeeyay dhiseen afar kilmitir oo wado Bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka wasiir cabdilaahi abokor oo ay sheegeen in uu gaf kula kacay reer gabiley isagoo madaxwaynaha ugu baaqay in uuwaxka qabto hadalada dhac dhac ah ee kasoo yeedhay wasiirkiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dawladda Somaliya Oo Hargeysa Ka Kireysatay Xafiis Qarsoodiya Iyo Ciidamada Laanta Socdaalka Oo Mada... DAAWO;-Golaha Deegaanka Gabiley Oo Ku Baaqay Ololaha “Muwaadin Nala Qurxi Magaalada” Oo Maalinta Bar... Daawo Warkii Caalamka Ee Televisionka Caalamiga Ah Bulsho Tv Waxaana Habeenka Caawa Idiin Soo Jeedin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|