Agaasimaha Madaxtooyada Jsl Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan ku Leedahay Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Madaxtooyada Jsl Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Masuuliyiinta Safaaradda Taiwan ku Leedahay Somaliland.
November 1, 2020 - Written by Editor:

Hargeysa-(W,N)-Agaasimaha guud ee madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bile, ayaa maanta agab caafimaad kala wareegay safiirka dalka Taiwan ku leeyahay Somaliland Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mid ah madaxda safaraadaasi.

COMMENTS
LINKS