WAJAALE NEWS

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Qalab Caafimaad Kala Wareegay Haayada Who!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland ayaa agab caafimaad kala wareegay haayada caafimaadka aduunka ee who kaasi oo wax wayn ka qaban doono baahiyaha caafimaad ee xarumaha somaliland.

Exit mobile version