WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Si Rasmi Ah Xilkii Uga Qaaday Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dab-damiska.

HARGAYSA(W,N)-Wareegto kasoo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday agaasimihii xarunta ciidanka dabdamiska Somaliland cabdiqaadir xaashi oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka dabdamis uu shaqada uga joojiyay.

Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa masuulka xilka laga qaaday ku eedeeyy in uu ku xadgudbay awaamiirtii shaqada iyo kala danbayntii xafiiska.

HALKAN KA AKHRI WAREEGTA UU WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU XILKA KAGA QAADAY AGAASIMIHII CIIDANKA DABDAMISKA;

Exit mobile version