|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Si Rasmi Ah Xilkii Uga Qaaday Agaasimihii Fulinta Ee Ciidanka Dab-damiska.
June 27, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wareegto kasoo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday agaasimihii xarunta ciidanka dabdamiska Somaliland cabdiqaadir xaashi oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf soo kala dhexgalay taliyaha ciidanka dabdamis uu shaqada uga joojiyay. Sidoo kale wasirka arimaha gudaha ayaa masuulka xilka laga qaaday ku eedeeyy in uu ku xadgudbay awaamiirtii shaqada iyo kala danbayntii xafiiska. HALKAN KA AKHRI WAREEGTA UU WASIIRKA ARIMAHA GUDUHU XILKA KAGA QAADAY AGAASIMIHII CIIDANKA DABDAMISKA; Related posts:DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Gudoomiye faysal Cali Waraabe Ku Eedeeyay In Uu Somalland Barmadow Ku Noqda... Nuxurka Dood Xiiso Leh Oo Lagu Falanqeeyey Xalka Tacaddiyada Ka Dhanka ah Dadka la Nool HIV/AIDS Oo ... “Laascaanood, Uma Baahna In La Isku Habarwacdo Iyo Tolaayeey Hala xishoodo, Dawladda Somaliland, wax... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|