WAJAALE NEWS

DAAWO;-Agaasimihii Waaxda Manaahijta Ee Wasaarada Waxbarashada Oo Ka Hadlay Sobobta Xilka Looga Qaaday Iyo Arinta Ay Wasiirka Isku Khilaafeen.

HARGAYSA(W,N)-Agaasimihii Waaxda Manhaanijta Ee Wasaarada Waxbarashada Cabdilaahi Yaasiin Diiriye  Oo Uu Xilka Ka Qaaday wasiirka wasaarada waxbarashadu ayaa ka hadlay sobobta xilka looga qaaday iyo arinta ay wasiirka isku qabteen wasiirka oo uu sheegay in wasiirka waxbarashadu doonayo in uu dhalan gadiyo manhajka waxbarashada somaliland.

Sidoo kale Agaasime waaxeedka xilka laga qaaday ayaa iska difaacay eedo uu wasiirku ujeediyay

Dhanka kale agaasime waaxeedkii hore ee manhaanijta ayaa wasiirka waxbarashada ku eedeeyay in uu furtay xafiis aan ka wasaarada ahayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/rSKsYH1MsD4

Exit mobile version