WAJAALE NEWS

Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Khasaaraha Uu Sobobay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag.

CEEL AFWAYN(W,N)-Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan laysku adeegsaday ayaa saaka laba beelood oo walaaha ku dhex maray deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac bal leh

HALKAN KAGA BOGO WARARKII UGU DANBEEYAY EE LAGA HELAYO;

 

Exit mobile version