Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Khasaaraha Uu Sobobay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Khasaaraha Uu Sobobay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag.
April 19, 2020 - Written by Editor:

CEEL AFWAYN(W,N)-Dagaal hubka noocyadiisa kala duwan laysku adeegsaday ayaa saaka laba beelood oo walaaha ku dhex maray deegaanka fadhi gaab ee gobolka sanaag kaasi oo sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawac bal leh

HALKAN KAGA BOGO WARARKII UGU DANBEEYAY EE LAGA HELAYO;

 

COMMENTS
LINKS