HARGAYSA(W.N)-Wasiirka Waxbrashada Jamahuuriyada Somaliland ayaa dhawaan sameeyay xilka qaadis iyo magaabis waaxaha wasaarada taasi oo dareeno kala duwan ka dhex abuurtay wasaarada waxbarashada.
Qaarkamid Agaasimo waaxeedyadii uu wasiirka waxbarashadu xilka ka qaaday ayaa ka dareen celiya talaabada wasiirka oo ay ku tilmaameen in ay tahay mid aargoosi ah la xidhiidhiyay khilaaf wasaarada ka jira iyo baadhitaanada ay wasaarada ka wadaan xafiiska hantidhowraha guud ee qaranku.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;