Hargaysa (W,N) Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada somaliland ayaa faah faahin Golaha ka Siiyay Khaladaad Iyo Haayadaha Aan Sharciga ahayn ee ku jira Odoroska miisaniyada 2018
Sidoo kale Gudoomiyaha Gudiga dhaqaalaha ayaa sheegay tirada haayadaha ay ka joojiyeen kharashkii loo qoondeeyay halka ay qaarkalana kharashkii loogu Daray miisaaniyada ay u Wareejiyeen Meelo Kale..
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;