WAJAALE NEWS

In Ka Badan 250 Qof Oo Tahriibayaal Soomaali ah, Oo Ku Xayiran Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Istanbul!

HARGAYSA(W,N)-Inka badan 250qof oo tahriibayaal soomaliya ah ayaa ku xayiran garoonka diyaaradaha ee maaalada Istanbul ee dalka turkiga kadib markii diyaaradii ka qaadi lahayn ay silama filaan ah ujoojisay duulaamiaadkii ay ku tagi lahayd dalk katirsan laantii ameerika oo ay ku socdeen tahriibayaashan somalida ahi.

 

Exit mobile version