WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Xanaf Leh Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Ku Weeraray Shacabka Gobolka Awdal.

BURCO(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo deel qaaf iyo weerar qaawan ah oo wasiirka gaadiidka iyo jidadku ku weerar reer awdal

Afhayeenka xisbiga wadani ayaa sheegay in  masuulkani uu xanaf iyo naxli la hoos fadhiyo madaxwaynaha somaliland oo doonayay in uu qodaxda ka guro sidii loo gali lahaa doorashooyinka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version