HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka ciidanka booliska Somaliland Gaanshaale sare Faysal Xiis ayaa jawaab kulul ka bixiyay warbixin uu xisbiga wadani kazoo saaray xaalada xabsiyada iyo saldhigyada Somaliland oo uu ku sheegay in ay liidato dadkana ay kusoo xidhaan bilaa waaran
Sidoo kale gaanshaanle faysal xiis ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay dhaliilahaa uu xoghayaha cadaalada ee xisbiga wadani usoo jeediyay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;