Sebastian Kurz, waxa in uu jagaadaas qabto u sabab ah, xisbigiisa oo si rasmi ah doorashadii dalkaas ugu guulaystay, waxaana maalintii isniintii ee todobaadkii aynu ka soo gudubnay uu si buuxda ula wareegay xafiiska
Vienna, (Wajaale-News ):- Wasiirka arrimaha dibada dalka Austria Sebastian Kurz, ayaa noqday siyaasigii ugu da?da yaraa, ee xilkaas ka qabta dalkiisa iyo guud ahaan waddamada Yurub, waxaanu Kurz, xilka wasiirka arrimaha dibada dalkiisa noqonayaa isaga oo 27-jir ah.
Sebastian Kurz, waxa in uu jagaadaas qabto u sabab ah, xisbigiisa oo si rasmi ah doorashadii dalkaas ugu guulaystay, waxaana maalintii isniintii ee todobaadkii aynu ka soo gudubnay uu si buuxda ula wareegay xafiiska.
WAJAALE NEWS DESK
CONTACT US : wajaalenews@gmail.com