Adis ababa(W,N) Xafiiska raysal-wasaaraha itoobiya Abid Axmed ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaha ismaamulka somalida Mustafe Cagjar iyo wasiirka maaliyada Axmed shide oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf culus ka dhex curtay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;