WAJAALE NEWS

Xildhibaan Dayib Oo Ka Dayriyay Kor Ukaca Miciishada Wasiirka Ganacsiga Ku Eedeeyay In Uu La Safan Yahay Ganacstada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Dayib Oo Katirsan mudanayaasha Golaha guurtida somaliland ayaa ka hadlay kor ukaca Miciishada iyo sida ganacsatadu ugu heshiiyeen shacabka taasi Oo halis ku ah danyarta reer somaliland.

Sidoo kale xildhibaan dayib ayaa ka hadlay sida aan cidi u eegin Alaabaha ay ganacsatadu soo iibsadaan

Dhanka kale xildhibaan dayib ayaa sheegay in wasiirkii Ganacsiga ee hawlaha ku shaqada lahaa uu la safan yahay Ganacsatada isagoo golaha ka hor sheegay in koontiinaradii ku qaaliyoobeen ganacsatada iskadaa wax uu ka qabteen halka gudoomiyaha rugta ganacsiguna uu sidaa wasiirka si lamid ah ugu jawaabay isagoo sheegay in aanay shacabka reer Somaliland haysan maanta cid ay udacwoodaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version