WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qaybgalay Aaska Abwaan Saxardiid Maxamuud Jebiye

Hargeysa (WJN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

   

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

Exit mobile version