Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qaybgalay Aaska Abwaan Saxardiid Maxamuud Jebiye | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qaybgalay Aaska Abwaan Saxardiid Maxamuud Jebiye
June 15, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu galabta ka qaybgalay aaska Marxuum Abwaan Saxardiid Maxamuud Cilmi (Abwaan Jebiye) oo lagu aasay Xabaalaha Baqiic ee magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

   

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS