WAR DEG DEG AH: Alle ha unaxariistee waxaa goordhawayd dablay hubaysan oo aan la aqoonsan ku dishay Magaaladda Laascanood, Isu-duwihii Qandaraasyada Qaranka Maxamed Cabdilaahi Faarax (Jeeri).
Dilka Marxuuumka waxaa warbaahinta Dawlada u xaqiijiyay Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdikariin Aadan X. Diiriye oo tacsi u diray qoyskii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuumku, in uu samir iyo imaan Alle ka siiyo.
XIGASHO; Liibaan Qaran