Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Soo Afjaray Khilaafkii Udhexeeyay Madaxda Ismaamulka Somalida. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Soo Afjaray Khilaafkii Udhexeeyay Madaxda Ismaamulka Somalida.
January 26, 2019 - Written by Editor:

Adis ababa(W,N) Xafiiska raysal-wasaaraha itoobiya Abid Axmed ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaha ismaamulka somalida Mustafe Cagjar iyo wasiirka maaliyada Axmed shide oo mudooyinkii udanbeeyay khilaaf culus ka dhex curtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS